Waxbarasho: Qur’aanka Kariimka iyo Luuqadda Carabiga

Saabiriin Xuseen waa aqoonyahannad Soomaaliyeed oo ku guda jirta takhasuska Shareecada Islaamka waxay qoysaska Soomaaliyeed u soo bandhigaysaa fursad ay caruurta iyo waalidiintooda ku bari karto Qur'aanka iyo Luuqadda Carabiga.

Haddii aad danaynayso fadlan kala xiriir Emailka iyo Lambarka idiinka muuqda Sawirkeeda iyo Qeybtan Hoose

Waxbarasho
Qur’aanka Kariimka
Luuqadda Carabiga

Education
Quran and Arabic language
Email: sabriinhussein4@gmail.com
Cellphone: +1(612) 708-8295

Aqoon La'aan waa Iftiin La'aan, Fadlan ka faa'iidayso fursadan oo kuu sahli doonta inaad si fudud ku baratid Qur'aanka iyo Luuqadda Carabiga.

La Wadaag Asxaabtaada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Kor aad