Musaabaqo: Imisa Jeer, Imisa Sanno, waa Imisa?

Golaha88 oo ah Conference Call-ka ug ballaaran ee Soomaalidu ku kulanto ayaa habeen kasta oo Sabti ah, Axadi soo galayso qabta aqoon isweydaarsi su'aalo iyo jawaabo ah oo ay wadaagaayaan xubnaha Golaha88. kusoo gal 7128325528 ka dibna 88##
SU'AALO | JAWAABO |
Imisa Jeer ayaa magaca Allaah Qur'aanka lagu Sheegay? | Waxaa lagu sheegay 1740 |
Imisa Jeer ayaa magaca Nebi Maxamed CSW lagu sheegay Qur'aanka? | Waxaa lagu sheegay 4 jeer: Aala Cimraan, Axzaab, Muaxammad, iyo Al-Fatxi |
Qur'aanka waa imisa Suuradood? | Waa 114 suuradood |
Imisa Sanno ayuu Qur'aanku soo degayay? | Wuxuu soo degayay 23 sanno |
Imisa Jeer ayaa kalimada Alxamdu lagu sheegay Qur'aanka? | Waxaa lagu sheegay 27 jeer |
Imisa jeer ayay Qur'aanka ku jirtaa (Rabbanaa)? | Waxay ku jirtaa 104 jeer |
Imisa jeer ayaa Qur'aanka lagu xusay (Rabbi)? | Waxaa lagu xusay 879 jeer |
Imisa mar ayaa Qur'aanka lagu sheegay (Jibriil)? | waxaa lagu sheegay 3 jeer |
Imisa jeer ayaa Qur'aanka lagu sheegay Nebi Yuusuf? | Waxaa lagu sheegay 26 jeer |
Imisa Jeer (Ashaddal Cadaabi) Qur'aanka lagu sheegay? | Waxaa lagu sheegay 2 jeer |